Episodi

  • Cabsida Bulsha dhexgalka | Social Anxiety
    Nov 4 2025

    Xalqadan waxaan idinkula wadaagay Cabsida bulsha dhexgalka calaamadeheeda,saamynta ee nolosheena kuleedahay iyo sida ayn u maarayn karno .

    Dhagaysi wacan

    Mostra di più Mostra meno
    24 min
  • Depression | Qulub
    Oct 31 2025

    Xalqadan waxaan idinkula wadaagay depressionka waxa uu yahay, calaamadihiisa,dawooyinkiisa ugu dambayna waxan idin la wadaagay depression ka markii uu igu dhacaysida ay ahayd.

    Dhagaysi wacan

    Mostra di più Mostra meno
    28 min
  • Studying Psychology: khaladaadki aan sameeyay markaan baranayay cilmi nafsiga
    Sep 30 2025

    Xalqadan waxaan kaga hadlay waxyaabihii aan jeclaan lahaa inaan ogaan laha inta aanan bilaabin marxaldii bachelor's ta iyo Khalaadkii aan sameeyay

    Hadi aad qorshanayso inaad hada bilwdo barashada psychology ama aad bilowday ba waxaan rajayanaya inay idin anfici doonto

    Dhagaysi wacan

    Resource list: https://bit.ly/3In0f7J

    wixi su'aalo ah ama soo jeedin ah waxaad kuso diri karta : Wehelpodcast@gmail.com


    Mostra di più Mostra meno
    26 min
  • sidee loo gaadha hadafkaga 2025
    Jan 16 2025

    Xalqadan waxaan idinkula wadaagay ahdaafta iyo waxyabaha inoo fududayn kara inayn gaadhno iyo sidoo kale waxyabaha inagu adkayn kara inaan isbadal samayno.

    Dhagaysi wacan

    Mostra di più Mostra meno
    25 min
  • sidee loo garab istaga qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya?
    Nov 2 2024

    xalqadan waxaan idinku la wadaagay waxyaabaha aad samayn karto si aad u caawiso qof la tacaalaya xanuun caafmaadka maskaxdisa samaynaya

    Dhagaysi wacan

    Mostra di più Mostra meno
    14 min
  • Sidee naftaada ula hadashaa?
    Jul 30 2024

    Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno.


    Dhagaysi wacan

    Social media

    Youtube : Wehel podcast

    Mostra di più Mostra meno
    21 min
  • Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
    May 19 2024

    Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena.


    Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF

    Day One app :
    Day One Journal App

    Social Media
    Youtube -
    https://youtube.com/@wehelpodcast





    Mostra di più Mostra meno
    18 min
  • Aqbalka (Ogolasho) - Acceptance
    Apr 5 2024

    Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena

    Dhagaysi wacn

    Mostra di più Mostra meno
    9 min