Episodi

  • Khatarta Xagjirnimada oo Kusii Kordhaysa Australia
    Oct 23 2026
    Mas'uuliyiinta iyo hay'adaha ammaanka ayaa ka digaya in ay xagjirnimadu kusii kordhayso Australia. Haddaba, sidee ayay teknoolajiyadda iyo baraha internet-ku u fududaynayaan oo u dedejinayaan in dadku dhaco xag-jinimo, maxaase la samayn karaa si arrintaas looga hortago, ka hor inta aanay isu beddelin rabshad?

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    9 min
  • SBS Somali New: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 22 Ocotober 2026
    Oct 22 2026
    Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    4 min
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 23 October 2026
    Oct 23 2026
    Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 23 October 2026 halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    10 min
  • Mushahar-kordhinta Shaqaalaha Daryeelku Ma Yareyn Kartaa Farqiga Mushaharka Ragga iyo Haweenka?
    Oct 22 2026
    Dowladda Anthony Albanese ayaa ku dhawaaqday 630 milyan oo dollar oo lagu taageerayo kordhinta mushaharka in ka badan 460 kun oo qof oo ka shaqeeya adeegyada caafimaadka, naafada iyo bulshada. Halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    8 min
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 21 October 2026
    Oct 21 2026
    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco, 21 October 2026, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    12 min
  • Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 21 October 2026
    Oct 20 2026
    Warka Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    8 min
  • SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 20 Ocotober 2026
    Oct 20 2026
    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 20 October 2026, halkan ka dhegeyso.

    #sbsaudiopodcast
    Mostra di più Mostra meno
    4 min
  • How laws change, and why it takes time | How Australia Works - Sida Sharciyadu Isu Beddelaan | How Australia Works
    Oct 19 2026
    How do laws change in Australia? Through Rodney Croome’s campaigns for human rights and marriage equality, learn how personal stories, community action, courts and parliament can help change the law, and why the process can take time. - Sidee sharciyada Australia wax looga beddelaa? Tusaalaha dadaalkii Rodney Croome ka baro sida waayo-aragnimada dadka, dhaqdhaqaaqa bulshada, maxkamadaha iyo Baarlamaanku gacan uga geysan karaan beddelidda sharciyada, iyo sababta geeddi-socodku mararka qaar waqti dheer u qaato.

    How Australia Works is an SBS podcast that uses real stories and clear explanations to help you understand how government work in Australia, how laws are made and changed, and how you can have a say. Listen to the series and find shorter versions in 60 languages on the How Australia Works main page. - Halkan ka dhegesyo taxanaha qaybaha oo dhan.
    Mostra di più Mostra meno
    8 min