Mar walba fikrad cusub copertina

Mar walba fikrad cusub

Mar walba fikrad cusub

Di: Omar Mohamed
Ascolta gratuitamente

3 mesi a soli 0,99 €/mese

Dopo 3 mesi, 9,99 €/mese. Si applicano termini e condizioni.

A proposito di questo titolo

waxaan mar walba barnaamijka ku soo qaadan doonaa mawduucyo xiiso leh ahna mid cusub waaqici ah. Anigoo fekradaha dhalinyarada ku dhageysan doono, sidoo kalene fursad u siin doono in su’aalaha ka guuxayo maskaxdooda ay i weydiiyaan. Waxaana sidoo kalene asxaabteyda la wadaagi doonaa khibaradayda shakhsiyeed.Omar Mohamed Successo personale Sviluppo personale
  • Anshax xumo & kufsi | Mar walba fikrad cusub | Omar Mohammed
    Oct 20 2022
    Anshax xumo & kufsi | Mar walba fikrad cusub | Omar Mohammed
    Mostra di più Mostra meno
    19 min
  • Safarka & Dalxiiska
    Oct 14 2022
    Talooyin ku saabsan safarka iyo dalxiiska Barnaamijka Mar walba fikrad cusub @ Omar Mohammed
    Mostra di più Mostra meno
    18 min
  • Isticmaalka Social media-yaha
    Oct 6 2022

    Su'aal ay dad badan is weydiiyaan oo ah sideen ugu faaideysan karaa waqtigeyga social mediayaha ayuu barnaamijka fikradaha omar ku jawaabi doonaa xalqadan.

    Mostra di più Mostra meno
    18 min
Ancora nessuna recensione