KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad copertina

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

Ascolta gratuitamente

Vedi i dettagli del titolo

A proposito di questo titolo

Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ilaahnimada Allaah, awooddiisa iyo khasbidiisu uga muuqaneyso xaaladda dhimashada oo uusan jirin noole ka baaqsan kara, dhammaanna ay u sandulleysan yihiin doonista Allaah iyo ajasha uu u qabtay noole kasta. Waxaa kale oo si cad u muuqaneys taagdarrida iyo tabar yarida aadanaha oo noocwalba uu yahay aysan jirin wadda kale oo u furan illaa in uu u hoggaansamo doonista Allaah mooyee.

 #Al_Saadicuun_Bil_Xaq 

#Kulanka_Jimcaha

Ancora nessuna recensione