KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad
Impossibile aggiungere al carrello
Puoi avere soltanto 50 titoli nel carrello per il checkout.
Riprova più tardi
Riprova più tardi
Rimozione dalla Lista desideri non riuscita.
Riprova più tardi
Non è stato possibile aggiungere il titolo alla Libreria
Per favore riprova
Non è stato possibile seguire il Podcast
Per favore riprova
Esecuzione del comando Non seguire più non riuscita
-
Letto da:
-
Di:
A proposito di questo titolo
Xalaqaadkii hore waxaa looga soo hadlay sida Qur'aanku u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada iyo meelaha uu ka bandhigo taas oo hadafku yahay in Allaah aqoon loo yeesho keenta in ilaahnimada iyo rabbinimada loo gaaryeelo oo aan cidna lala waajin, lagana fogaado shirkiga dhammaantiis. Xalaqadaan waxaa dul istaag lagu sameynayaa in la caddeeyo shirkaga laga fogaanayaa in uusan aheyn oo kaliya asnaamtii, dhagaxyadii iyo xiddigihii ay caabudi jireen ummadihii hore ee ay jiraan waxyaabo badan oo asnaamta la mid ah in badan oo dadka ka mid ihina aysan ku baraarugsaneyn, lagama maarmaanna ay tahay in dadka loo caddeeyo, loogana digo.
#Al_Saadicuun_Bil_Xaq
#Kulanka_Jimcaha
Ancora nessuna recensione