Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali copertina

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Duqa maagaalada oo la dacweeyay, kiisas carruur la qaatay - Somali

Ascolta gratuitamente

Vedi i dettagli del titolo

A proposito di questo titolo

Kiisas badan oo si sharci darro ah carruur looga qaatay waalidkood ayaa sababtay in duqa magaalada Langelands lagu dacweeyo booliska.


Waxaa barnaamjika marti noogu ah Abdinoor Hassan oo ka tirsan golaha degaanka Odense, sidoo kalena xirfad u leh (socialrådgiver) arrimaha bulshada iyo qoyska.


-Sidee carruurta lagu qaataa.

-Wada shaqayn la'aanta waalidka

-Cuddurada dadka qaar ay sheegtaan.


Youtube ka dawo:

https://youtu.be/xmGKr0FuH-Q

Ancora nessuna recensione