BUUNDO copertina

BUUNDO

BUUNDO

Di: Mohamed Omer
Ascolta gratuitamente

A proposito di questo titolo

BUUNDO waa madal kulmisa dadka ka lib keenay hammigoodu iyo dadka barbilawga taagan. Waxaanan bulshada kula wadaagaan xikmad, qisooyinka yididiilo leh, aqoon, wacyi iyo tabo u shaqeeyay dadka aan ku kula sheekaysanno madashan. Ujeedadu waa in aan abuurno horseed lagu dayan karo.Copyright 2025 Mohamed Omer
  • Episode 6: Xalqad Gaar ah | Karti & Kalsooni | Mohamed Omer
    Sep 20 2023
    Xalqaddan Maxamed, wuxuu innagula wadaagayaa tabo iyo talooyin wax weyn ka tari kara ka lib keenidda hayaanka nolosheena. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.
    Mostra di più Mostra meno
    17 min
  • Episode 5: Xalqadda 4aad | Abdirahman Kahin | Founder, Afro Delli
    Sep 16 2023
    Season 1, Xalqadda 4aad. Cabdirahman Kahin, Aasaasaha Afro Deli. Cabdiraxmaan waa ganacsade, Abaabule bulsho iyo samafale aad looga dhex yaqaan bulshada soomaalida ee Maraykanka. Sannadkan wuxuu ku guulaystay abaalmarinta ganacsiyada yaryar ee dalka Maraykanka. (US Small Business Personal Of The Year). Halkan ka bogo safarkiisa curineed, Caqabadaha uu la kumlay, hiigsigiisa iyo waxyaabo kale. Marka aad ka bogato, Kusoo biir Channel-keenna, lanasii wadaag saaxiibbadaa.
    Mostra di più Mostra meno
    56 min
  • Episode 4: Xalqadda 5aad | Naima Mohamoud | Co-founder, ENZA HOMES - Somalia
    Sep 14 2023
    Waxaan kula sheekaysanaynaa Naima Mohamud, Aasaasaha Enza Homes - Somalia. Naciima waxa aan kala sheekaysanayaa safarkooda ganacsi ee Enza Homes. Caqabadaha ay la kulmeen, fursadaha ay arkayeen, hiigsigooda iyo waxyaabo kale. Marka ka bogato, kusoo biir Channel-keenna, lana sii wadaag saaxiibbadaa.
    Mostra di più Mostra meno
    26 min
Ancora nessuna recensione